Itoobiya waxay joojisay dhamaan heshiisyadii Shidaal ee ay kula jirtay Shiinaha.
Wasiirka Macdanta iyo Shidaalka Itoobiya Eng.Tikulu Umma,ayaa sheegay in ay joojiyeen heshiishyadii baarista shidaalka ee kala dhaxeeyay Shirkada Poly-GC oo laga lahaa Dalka Shiinaha.
Abiy wuxuu aqbalay cadaadiskii reer Galbeedka,waxuuna isku dhiibay Maraykanka sida muuqata.
Jibril Qoobey.