Hot Topics

Maxaa sababay sicir bararka ka Dowlad Deegaanka Somali Galbeed ?

Mas’uuliyiinta Dowlad Deegaanka Somalida ee dalka Itoobiya,ayaa sicir-bararka baahsan ee ka jira halkaasi u aaneeyay dhawr oo kala..

1.Wax-soo-saar la’aantadadka Deegaanka, 2 2.Sarrifka dolarka.

3.Ku tiirsanaanta badeecadaha dibadda laga keeno.

Masuuliyiinta ayaa sheegay in ay haatan qaadayaan tallaabooyin lagu dhimayo sicirka Cunnada Daruuriga ah.

Tallaabooyinkaasi waxaa ka mid ah in maamulka deegaanku uu la socdo qiimaha badeecadaha kala geddisan ee kasoo dega Dekadda Berbera, si ay u sahlanaato in la xakameeyo macaashka ay ganacsatadu ka raadiyaan badeecadahaasi.