Xasan Shiikh Maxamuud oo marti ku ah PDRC Posted By: Jibril Qoobey. January 3, 2021 Madaxweyne Hassan Shiikh Maxamuud ” Federaaleyntu ma ahan Dhakhtar dawo qoray oo ay khasab tahay in sideeda loo qaatay, wuxuu u baahan yahay inaan qaadanno nooca aan u baahannahay kadibna aan ku dhaqanno” PDRCTalks. Share this:FacebookX