Daawo: Gudoomiyaha Baank JSL oo Casuumad ku Maamuusay Xulka Gobolka Daadmadheedh
Daawo: Gudoomiyaha Baanka dhexe ee.Jamhuuriyadda Somaliland Ibraahim Baqdaadi oo Casuumad Ku Maamuusay Xulka Gobolka Daadmadheedh ,Casuumaddan oo ka Dhacday Hotelka White Hourse ee Magaalada Hargaysa wacay u dhacday Sidan.