Akhiso: Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Ahmed Madoob) oo Warqad u diray Madaxwayne Farmaajo
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa warqad uu ku cadeenayay sababaha uu maamulkiisa ku qaaday ka qeyb galka shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay usoo diray Madaxweyne Farmaajo.
Axmed Madoobe ayaa qoraalka uu Madaxweyne Farmaajo usoo diray oo sidoo kale la ogeysiiyay Ra’isul Wasaare Kheyre ku cadeeyay 7-da sababood oo uu ku qaadacay maamulkiisu ka qeyb galka shirkii Shalay ka Furmay Magaalada Muqdisho .
Halkan ka Akhriso