Daawo: Aabaha Dhalay Ilmo yar oo la ildaran Xanuun dhanka Neerfaha ah oo ku sugan Hargaisa , oo dadka Muslimiinta ah ka Codsaday inay Caawiyaan
Daawo: Aabaha Dhalay Ilmo yar oo la ildaran Xanuun dhanka Neerfaha ah oo ku sugan Hargaisa , oo dadka Muslimiinta ah ka Codsaday inay Caawiyaan.
Hadaba Ilmahan yar oo Magiciisa la yidhaahdo Rooble Xariir Ahmed Cige oo wiil yar oo muddo 12 Sanadood ah la jiifa Xanuun ka haleelay Dhanka Neerfaha .
Hadaba Waalidiinta dhalay ilmahan yar oo ka la ah
Aabaha: Xariir Ahmed Cige
Hooyada: Labca Muxumed Cali
Waxay si Umudda Soomaliyeed iyo dhamaan ummadda muslimiinta ah uga codsanayaan inay intii Karaankooda ah caawiyaan .
wixii Sadaqada ay u helayaanna ay Kala soo Xidhiidhaan Numberkan.
063_4178486
Tel. Aabihii: 063_4485567