Bahda Oodweyne News Oo Tacsi Tiiraanyo Badan Leh U diraya Qoyska Ilma Muuse Taarwale Oo Hooyadood Safiya Axmed Muuse Hargeysa Ku Geeritootay
Madaxda iyo howlwadeenada Shakadda Oodweynenews gaar ahaan Abdirashid Jama Kahin ayaa tacsi tiiraanyo leh hawada u marinayaa Ilma Muuse Cabdilaahi Faarax ( Muuse Taarwale) oo Hooyadood Safiya Axmed Muuse Maanta Ku Geeriyootay Magaalada Hargeysa .
Waxaan leenahay dhamaan Ehelada, qaraabada iyo asxaabta oo ugu horeeyo Reer Muuse Taarwale , samir iyo iimaan allah ka siiyo Hooyadood Marxuumadda Janadii Firdowsa Allah ka waraabiyo …….Aamiiin ….Aamiin.
INAA LILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Inaalilahi waa Innaa ileyhi raajicuun, Kulu nafsi daa’iqatul Mawd.