Masuuliyiinta Shirkadaha Adeegada Korontada Bixiya Oo Cabasho Ay Ka Qabeen Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland U Gudbiyey Golaha Wakiilada

0
1132

Hargeysa,, (HargeisaPress) —Masuuliyiinta shirkadaha adeegada Korontada bixiya ayaa golaha Wakiilada Somaliland maanta u gudbiyey cabasho ay ka qabaan wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland oo ay ku eedeeyeen inuu damacsan yahay inuu shirkado gaar ah Kooto ugu xidho adeega Laydhka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here