Daawo Muuqaal: Wasiir ku Xigeenka Cusub ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka oo Xilkii kala wareegay Wasiir ku Xigeenkii Hore

0
905

Hargeysa, (HargeisaPress) β€”Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Salaad Jirde β€œCali Shoonbe” ayaa maanta Xilkii u kala wareejiyey Wasiir ku Xigeenkii hore ee Wasaaradaas iyo Wasiir ku Xigeenka Cusub ee dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u magacaabay.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk β€” Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here