Akhriso: Jadwalka Imtixaanka Dugsiyada Sare Dalka

Wararka Maanta WAXBARASHADA

Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay Jadwalka Imtixaanka Mideysan ee dugsiyad Sare oo bilaabanaya 19 Maajo, isagoo la soo gabangabeynaayo 23 Maajo 2018. Ardayda koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa galaya laba imtixaan oo ay kala qaadayaan Dowladda Soomaaliya iyo Daladaha ay Dugsiyadu ka tirsan yihiin, taas oo ardayga laga qaadayo laba lacagood, iyo laba shahaado.

Hadaba halkaan ka akhriso jadawalka Imtixaanka.