Ceel-afwayn (Aftahannews)- Ergadii nabadeed ee ku sugnaa deegaanka Ceel-afwayn oo ay weheliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland iyo Kuwa Birmadka ayaa waxa ay maanta u kala baxeen oo ay kormeer ku tageen deegaano hoos yimaada degmada Ceel-afwayn iyo Dararwayne.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka