Hargeysa(Aftahannews):- Waraysi ku saabsan Talo soo jeedin iyo dhiirrigelin Da’yada lagu dhiirrigelinayo Waxbarashada iyo kor u qaadista Tacliinta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa. Waraysigaas oo uu bixinayo Guddoomiyaha Waxbarashada gobolka Maroodi-jeex, waxaad ka daawan kartaan Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somalilnad.