haatuf.net
Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Barriga Xaafadda Jigjiga Yar Ee Magaaladda Hargeysa+Sawiro
February 5, 2016 - Written by Admin Two

Hargeysa, buy cialis February 5, ambulance 2016 (Haatuf) – Iska-rogo bilaa bireeg ah ayaa baabuur shaambo-xayraan ah jiidhay ka dib markii ay kasoo taraartay dalacada jidka xaga waqooyi kaga beegan xafiiska xisbiga Kulmiye ee xaafadda Jigjiga yar ee magaaladda Hargeysa.

Shilkan ayaa sababay dhaawaca laba saddex qof oo saarnaa baabuurka shaambo-xayraanka ah oo isagu dhuxul siday, medstore isla markaana wakhtigaasi u socday dhinaca waqooyi, ka dib ay iskarogadaasi oo bilaa bireeg ahayd sida ay Haatuf u xaqiijiyeen dad goob joog ahi ay kusoo taraartay ilaa ay qalibtay baabuurkii kale.

 

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS