Cabays Media:-
Oday Maxamed Cawil Cali oo ka mid ah odayada ka soo jeeda Gobolka Buuhoodle ee Somaliland ayaa kaftan noociisa aan hore Somaliland aqoonsigeeda loogu cabirin ku cabiray. Daawo qosolka dayaamaya!